Xildhibaan Fiqi “Safarka Farmaajo ee Kenya wuxuu u egyahay mid uu ugu hoyanayo Uhuru Kenyatta”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan xubnaha baarlamanka Somalia ayaa ka digay in safarka Madaxweyne Farmaajo ku tegayo magaalada Nairobi uu keeno khasaare iyo tanaasul aan laga fiirsan oo dhaxalkii umadda Soomaaliyeed laga sameeyo. “Waxaan soo dhowaynaynaa in khilaafka Soomaaliya iyo Kenya ee soo cusboonaaday bishii la soo dhaafay xal laga gaaro laguna soo … Continue reading Xildhibaan Fiqi “Safarka Farmaajo ee Kenya wuxuu u egyahay mid uu ugu hoyanayo Uhuru Kenyatta”